wagaafyoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dalab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dalabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:Codsi ballanqaad leh oo cid wax lagu weyddiisto.Qallooc yar oo lugaha gala oo labada law isu soo dhawaadaan.Codsi ballanqaad leh oo wax lagu weyddiisanayo sameyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0