wagaradee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. Wagaradka u xirid ama giijin (faras). ld wegeredee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wegeredee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. ld waga-radee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur