wahan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Welwel.
  2. Uurxumo iyo walaac dartii isla hadlid ama caloolyoobid.

Lamidka: Welwel

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

welwel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld walwal¹.
  2. ld walwal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur