wajacsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wajacsan. ld wajacsanaansho.

wajacsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa,-nayd)

Macnaha:

  1. Wax wajac hayo ahaansho.

wajacsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld wajacsanaan.