wajah

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-hay, -hday)

Macnaha:

  1. ld wejih.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wejih

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-hay, -hday)

Macnaha:

  1. 1. Wax qaabilid. 2. Meel ama cid abbaarid. ld waajah, wajih.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur