wakin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waki. wal s. 1. Nin w.ba: nin kastaba. 2. W.ba: kasta. ld walba.

ba

Qaabnax: Qurub | Particle

Macnaha:

  1. (-ba) 1. (nax.) Qurub lagu adkeeyo diidmada. Tus. “Waxba ma aha”. 2. (nax.)Mid kasta; wax kasta. Tus. “Nimba si ayuu u qaatay”. 3. (nax.) In badan. Tus. “Wuxuu doonaba wuu ka helayaa”. 4. Xataa. Tus. “Aniguba (ama amba) waan arkay”. 5. (nax.) Eray ulajeeddooyinka tixaha midabyo badan oo kala gaar ah u yeela: “Aniguba waa aqaan”, “Markiiba wuu tegay”, “Kaasba qaad”, “Maba dhiibayo”, “Wuxuu sugaba galabtii buuiska tegay”.

w

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (wa') Xarafka kow iyo labaatanaad ee alifbada af soomaaliga waana shibbane.).

waki

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley dhutin.