walaalnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Walaal ahaan. ld walaaltinnimo, walaaltooyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

walaaltinnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld walaalnimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

walaaltooyo