walaayati
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Dhar cudbi ah oo dun caddaan iyo madow isugu jirta ka samaysan. 2. W. ah: waxyaalaha dibbadda laga keeno, sida dharka, qalabka guryaha iwm kan ugu jaad fiican; asli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

