walalaclayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg walalaclee. ld walaclayn.

walalaclee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Roob hillaac bixin. ld walaclee.

walaclayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld walalaclayn.