walco

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-caday, -catay)

Macnaha:

  1. Hoore weel ku jira qar ka daadasho.