walhasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg walho.

walho

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-haday, -hatay)

Macnaha:

  1. Wax si joogto ah hadba dhinac ugu iilasho.