waliilid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waliil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waliil

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-iilay, -iishay)

Macnaha:

  1. Gariirid, qarqarid, jarayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur