wallacidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg wallac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
wallacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xanuun ka dhaca dumarka uurka cusub leh; waxaana lagu yaqaan: madaxwareer, candhuufo badni, mantag iyo ninka qaba oo ay jamato ama ay nacdo.Wallac dareemid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00