wambar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gambar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gambar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Shey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya, garbo lahayn oo lagu fadhiisto. ld gember, wamba.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur