wanantume

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qori geed jilicsan ka samaysan oo leh qaab burris ama dubbe oo wananka lagu tumo; tutume.