wandharnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. wandharan. ld wandharnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wandharan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax la wandharay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wandharnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld wandharnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur