wanqarnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg wanqaran. ld wanqarnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wanqaranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:Wax la wanqaray ahaansho (nafley).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
wanqarnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld wanqarnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0