waqfid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waqaf².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waqaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hanti maguurto ah oo Ilaah dartiis loo hibeeyay.
  2. Hanti maguurto ah Ilaah dartiis u hibayn (sida guri).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur