waqtiqaado

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)

Macnaha:

  1. Raaxaysasho.

Lamidka: Raaxaysasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raaxaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raaxayso. ld raaxaysad, raaxaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur