waraaro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Neef si wada jir ah u qalasho iyada oo qiimihiisa la wada bixinayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur