Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg waraari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-ryay, -riday; -ryi)
Macnaha:
Wax ruxid ama jiljilid (gilgilid).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur