waraasiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Midab cawl ah oo lo'du yeelato. 2. Caano dhay ah, cabbaar yiil oo xoortii ka dhacday, labeenna soo yeelanaya. ld waraase.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
waraaseQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld waraasi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00