warac

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof dhowrsoon oo xumaha ka fogaado. 2. Qof ragannimo leh; geesi ah. 3. Labada gollood ee buurta middood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur