waran-cireed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (fiis.) Gobol maatar ah oo cirka ka soo dhaca, muuqdana ama la arko marka u soo galo gibirka atmosfeerka ee inoo dhaw. Isliska hawada uu soo dhexmarayo ayaa inoo sahla aragga waran-cireedka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur