waranle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qof qalabkiisu waran yahay. 2. Qof dagaal galay oo aan qori wadan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur