waraysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg warayso. ld waraysad, waraysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

warayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. War qof uu hayo ka dhegeyso; cid wax weyddiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waraysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld waraysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waraysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld waraysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur