warbogasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg warbogo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

warbogo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. 1. Cid xog haysa si ballaaran uga warramid. 2. Ka w.: cid xog haysa si wacan u waraysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur