wardi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld werdi¹.

werdi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ku celcelinta ereyo Alle loogu dhowaanayo. ld wardi.
  2. Ereyo Ilaah loogu dhowaanayo ku celcelin.