wareejisanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wareejisan. ld wareejisanaansho.

wareejisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-sanaa, -sanayd)

Macnaha:

  1. Badar shiidan wax buunshada laga saaray ahaansho.

wareejisanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld wareejisanaan.