wareematoQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Col yar oo intay si qarsoodi ah u baxaan wax soo burburiya amaba laaya; wareento.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wareentoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cudur xanuun kulul leh oo badanaa ku dhaca feeraha.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0