wareer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Madax-xanuun; madaxwareer.
  2. 1. Cid madax-xanuun dareemid. 2. Cid dayoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madax-xanuun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Xanuun madaxa ku dhaca; madax-wareer. ld madaxwareer.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madaxwareer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld madax-xanuun.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur