warguridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg wargur². ld wargur¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wargurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hab raacatada soomaaliyeed ku dhaqanto kolka ay garramayso ama wada xaajoonaysa. Qof codkar ah ayaa hadba qofka hadlaya warkiisa qabta oo kor u qaada oo dadka wada maqalsiiya, isagoo qeexan oo quruxsan u sheegaya. ld wargurid.Cid hadlaysa si loo maqashiiyo ama loo ogeysiiyo in lala socdo warkiisa wuxuu yiraahdaba ka daba dhihid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0