warhee

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-heeyay, -haysay)

Macnaha:

  1. Ka w.: arrin iwm meesha ay mareyso la socosho. 2. Ka w.: cid dhaqaale u baahan taakulayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur