warin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wari. ld waris, werin, weris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wari

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. War cusub tebin. ld weri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld warin. 2. ld weris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

werin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld warin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

weris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld waris. Nooc ka mid ah dhirta. 2. ld waris. Dhoobo loo adeegsado si loo midibeeyo dharka ama timaha. 3. ld warin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur