warmeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Macnaha:ld wareen².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wareenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nabar ama dhaawac waran ama hooto.1. Cid waran ama hooto ku dhufasho. 2. Xanuun si kedis ah cid u qabasho. ld warmee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0