warqaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld warqad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
warqadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Baalal xalxalleefsan oo jiljilicsan oo wax lagu qorto. 2. Xaashi qoran oo la isu diro. ld waraaq, warqaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0