warshadaysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg warshadaysan. ld warshadaysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
warshadaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Wax la warshadeeyey ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
warshadaysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld warshadays-naan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0