waryeelasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waryeelo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waryeelo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-eeshay, -eelatay)

Macnaha:

  1. Ku w.: wax yar oo aan nafac lahayn ku eedoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur