wasaayadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Dardaaran qoran. 2. Wakiilashada cid la wakiisho. ld wisaayad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wisaayadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld wasaayad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0