wasac

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. W. ah: meel aan ciriiri ahayn. ld waasac.

waasac

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. W. ah: aan ciriiri ahayn, wax badan qaada, ballaaran.