wasakhayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wasakhee.

wasakhee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-kheeyay, -khaysay)

Macnaha:

  1. Wax wasakh gaarsiin.