wasladayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wasladee.

wasladee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. 1. Hilib waslado u jarjarid. 2. Wax qaybo u jarjarid.