wasmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Galmo; isutag.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

galmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Isu tegidda ragga iyo haweenka. 2. ld gelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

isutag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Is raaca laba dawladood, laba ummadood ama ka badan ay is raacaan iyagoo hab siiyaasi wadaagaya. 2. Galmoodka dhex mara ragga iyo haweenka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur