wasnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wasan. ld wasnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wasan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax la wasay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wasnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld wasnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur