watarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Salaad sunne ah, habeenkii la tukado oo rakcadaheedu tiro kisi ah yihiin. ld witir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
witirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld watar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0