waxarawaalis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed laamo dhuudhuuban oo caleemo balballaran iyo ubaxyo hurud ah leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur