waxbaridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Tacliinbarid; aqoonbarid. ld waxbaris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
waxbarisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld waxbarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0