waxsoosaarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Awoodda waxqabad ee wax leeyihiin. ld waxsoosaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waxsoosaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dhaq.) 1. Tirada wixii ka soo baxa warshadaha, beeraha, xoolaha, iwm. 2. (dhaq.) Natiijada waxqabad hawleed kasta. ld waxsoosaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur