wayeeloobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg waayeelow. ld waayeelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
waayeelowQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Macnaha:Waayeel noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
waayeelidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld waayeeloobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0