weereyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (nax.) Qayb ka mid ah cilmi-afeedka oo ku shaqa leh qawaaniinta isku dhafta curiyeyaasha, yacni samaysanka weerta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur